biography edit

Mohamed deeq izmail Magaciisa waa (maxamed ismaaciil axmed) waxa uu ku dhashay magalada hargaysa ku barbaaray ku soo koray isla magaalka hargaysa dugsigii hoose waxa uu ku qaatay dugsiga sheekhbashiir dugsigii sare waxa uu ku qaatay faarax oomar heer janacada waxa uu ku qaatay dalka chine.